
Daahfurka Barnaamijka Cagaareynta Soomaaliya qeybtiisa Baydhabo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa galabta si rasmi ah Baydhabo...


Daahfurka Barnaamijka Cagaareynta Soomaaliya qeybtiisa Baydhabo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa galabta si rasmi ah Baydhabo...

Muqdisho -03-Jan-2023. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa XFS Wasiir Hassan Hussein Mohamed (Eelay) ayaa maanta dhagax dhigey Xafiisyo...

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Aadan Macalin ayaa maanta furey tababar loo qabanayo shaqaalaha Wasaaradda...

SHIRKA WADATASHIGA WASAARADDA XANNAANADA XOOLAHA, DHIRTA IYO DAAQA EE DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO WASAARADAHA XANNAANADA XOOLAHA, DHIRTA IYO DAAQA EE...

#Boosaaso Wasiirka Wasaaradaha Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Hassan Hussien Mohamed ay wehelinaayaan Wasiirada Xannaanada Xoolaha Dowladaha xubnaha...

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Hassan Hussein Mohamed ayaa kulan is xog waraysi ah la qaatay...

#Boosaaso: Waxaa si wayn loogu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso Wafti balaaran uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa...

#Garowe: Waxaa si rasmi ah u furmay shirka Wadatashiga Wasiirada Wasaaradaha Xannaanada Xoolaha ee DFS iyo Dowladaha Xubanaha ka ah...

Wasiirka Wasaaradda Xanandada Xoolaha, Dhirta Iyo Daaqa XFS Mudane Hassan Hussein Mohamed ayaa maanta soo gaaray Magaalada Garoowe ee caasimadda...