Wasiirka cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa DFS Wasiir Xasan Xuseen Maxamed Eeley, ayaa maanta kulan isbarasho iyo kala warqaadasho shaqo la qaatey Shaqaalaha wazaarada.

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa DFS Wasiir Xasan Xuseen Maxamed Eeley, oo ay wehlinayaan Wasiirka kuxigeenka iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda ayaa maanta kulan isbarasho iyo kala warqaadasho shaqo la qaatey Agaasimaha guud, Lataliyayasha iyo Madaxda waaxyo qeebeedyada Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DFS.

Wasiirka ayaa sidoo kale mid mid ubooqdey Xafiisyada ay ka kooban tahay Wasaaradda halkaas oo uu sidoo kale kula kulmey waax walba iyo shaqaalaha ka howlgala isagoo uga mahad celiyey shaqada ay u hayaan qaranka, kuna booriyey in ay labo jibaaraan.

DHAMMAAD.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka Warbaahinta Wasaaradda,

MOFLR Media Office

Email: media@molfr.gov.so

web: https://www.molfr.gov.so/

Facebook: https://www.facebook.com/MoLFRFGS

Twitter: https://twitter.com/cmolfr

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department