Shaqaalaha Wasaaraddan Xanaanda Xoolaha oo kulan duco iyo macsalaameyn usameeyay agaasimihii hore ee wasaaradda DG Mohamed Omar
kulankaan ahaa mid duco iyo macasalaamayn loo sameeyay agaasimihii hore ee wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta & daaqa DG Mohamed Omar ayaa ka dhacay ,magaalada muqdisho, kulanka oo ay kaso qeybgaleen agaasimayaal, talaliyaal iyo shaqaalaha wasaaarada ayaa lagu maamuusay DG Mohamed Omar oo ahaa nin howl kar iyo nabadoon dadkana isku waday.
ugu dambeyn DG Mohamed Omar ayaa la gudoonsiyay shahaado sharaf taasoo ku muteysan shaqo wanaag iyo sareynta dowlad wanaaga.