RW xigeenka Xukuumada Mudane Cabdisalaan dhaay oo wehlinaaya Wasiirka XXDH&D Mudane Xasan Elaay oo si wada jir ah udhagax dhiga dhismaha suuqa weyn ee lagu iibiyo xoolaha nool sida geela, lo’da, iyo ariga.
Dhismaha suuqa ayaa door muhiim ah ka qaadanaya Hormarinta dhaqaalaha, Maareynya nolosha bulshada, fursadsiinta ganacsatada iyo beeraleyda inay xoolahooda ku iibiyaan Suqan
Raisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Abdisalaan Abdi, Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raisul Wasaraha, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Koonfur Galbeed iyo Madax ka socotay Hay’adda Save ayaa ku Wehlinayey Dhagax dhiga Dhismaha Suuqa Xoolaha.