Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Agaasime Mohamed Cumar ayaa maanta soo xirey tababar socdey labo maalmood oo loo qabanayey Ha’addaha ka shaqeeya caymiska

Muqdisho-23-Aug-2023

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Agaasime Mohamed Cumar ayaa maanta soo xirey tababar socdey labo maalmood oo loo qabanayey Ha’addaha ka shaqeeya caymiska , bangiyada iyo qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda.

Tababarkan oo lagu baranayey wacyigalinta ceymiska Xoolaha, ujeedkiisana ahaa dhiiro gelinta nidaamka Caymiska Xoolaha, oo ah barnaamij loogu talo galay in reer miyiga lagu hormariyo waxtarna uyeesho marka ay abaarta jirto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department