Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen oo uu wehlinayey Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Wasiir Adam Moalim ayaa kulan lagu dar-dar-galinayo shaqooyinka Waasaaradda la qaatay Agaasime Waaxeedyada iyo Agaasimaha guud

Muqdisho -13-july-2023:

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen oo uu wehlinayey Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Wasiir Adam Moalim ayaa kulan lagu dar-dar-galinayo shaqooyinka horyaalla Waasaaradda Xanaanada Xoolaha la qaatay Agaasime Waaxeedyada iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda oo arrimo badan lagu gorfeeyay.

Kulanka ayaa looga hadlay, xoojinta howlaha hor-tebinta uleh shaqada wasaaradda iyo dar-dar-galintooda.Ugu dambeyn, Wasiir Hassan ayaa Agaasime waaxeedyada iyo Agaasimaha guud kula dardaarmay in shaqooyinka lasii xoojiyo, si natiijo wax ku-ool ah dalka loogu qabto.

DHAMMAAD.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department