Wasiirka Wasaaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen Eelay oo Magaalada Jiddah kulan kula qaatay Madaxa bangiga horumarinta islaamka

Jiddah-12-july-2023:

Wasiirka Wasaaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen Eelay oo ku sugan weli boqortooyada sacuudiga, ayaa Magaalada Jiddah kulan kula qaatay Madaxa bangiga horumarinta islaamkaH.E. Dr. Muhammad Sulaiman Al JasserWaxa ay ka wada hadleen kor uqaadida mashaariicda uu bangiga ka fulinayo soomaaliya, gaar ahaan waaxda hormarinta arrimaha xoolaha

DHAMMAAD

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department