Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamze Cabdi ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS iyo Wasiirrada Xananada Xoolaha dowlad Gobolleedyada Dalka

Muqdisho-23-July-2023

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS iyo Wasiirrada Xananada Xoolaha dowlad Gobolleedyada Dalka, Kaddib kulankii Shirka isu duwidda Howlaha horumarinta wax soo saarka Xoolaha ee mashruuca RAAISE oo muddo laba maalin ah Wasiiradan Muqdisho uga socdey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department