Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Xanaanadda xoolaha dhirta iyo daaqa Xukuummada Federaalka Soomaliya mudane dr Saleebaan Cali Xuseen oo ka qeyb galayey shirka ayaa inta uu socdey waxa uu kulamo la qaatey wufuudii iyo madaxdii kale ee kasoo qeyb gashay shirka

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Xanaanadda xoolaha dhirta iyo daaqa Xukuummada Federaalka Soomaliya mudane dr Saleebaan Cali Xuseen oo ka qeyb galayey shirka ayaa inta uu socdey waxa uu kulamo la qaatey wufuudii iyo madaxdii kale ee kasoo qeyb gashay shirka, waxa uu kala hadley sidii soomaaliya iyo wadamada saaxiibka la ah ay uga wadashaqeyn lahaayeen hormarinta Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo Daaqa wadamada Gobolka.

Waxaa maanta Magaalada Muscat ee Caasimada Dalka Cumaan lagu soo gabagabeeyey shir looga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa bakteeriyada il ma aragtada ah ee adkeysiga uleh daawooyinka Kuwaas oo dhibaato kuhaya xoolaha nool iyo dadkaba.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department