Wasiirka Wasaaradda Xanandada Xoolaha, Dhirta Iyo Daaqa XFS Mudane Hassan Hussein Mohamed ayaa maanta soo gaaray Magaalada Garoowe ee caasimadda DG Puntland

Wasiirka Wasaaradda Xanandada Xoolaha, Dhirta Iyo Daaqa XFS Mudane Hassan Hussein Mohamed ayaa maanta soo gaaray Magaalada Garoowe ee caasimadda DG Puntland, waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DG Puntland Mudane Maxamed Cabdullahi Axmed (Libaax).

Wasiirka ayaa Garoowe ka furi doona shirka wadatashiga Wasaaradaha Xaananada Xoolaha Heer Federaal iyo Heer Dowlad goboleed oo maalmaha soo socda ka furmi doono, shirka ayaa diradda lagu saari doonaa arrimaha Abaaraha soo noqnoqdey iyo Sidii loo hormarin lahaa loogana faaiideesan lahaa waxsoo saarka Xoolaha nool ee dalkeena.

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department