Muqdisho, 21, Sep, 2022:
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa DFS Dr Suleyman Cali Xuseen ayaa maanta maanta Magaalada Muqdisho kusoo xiray tababar looga hadlayay qiimeynta qorshaha howlgelinta Barnaamijyada U adkeysiga Abaaraha iyo Aafooyinka.
Mudadii 4ta cisho aheyd ee tabarkan socdey, ka qeyb galayasha waxa ay isku weydaarsadeen aragtiyo wax ku ool ah, oo saldhig u ah dhameystirka, howgalinta qorshaha kormeerka iyo qiimeynta barnaamijada u adkeysiga aafooyinka, si loo helo bulsho udiyaarsan u adkeysiga arrimaha aafooyinka ee dalkeena kusoo lalaabtey.
DHAMMAAD.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka Warbaahinta Wasaaradda,
MOFLR Media Office
Email: media@molfr.gov.so
web: https://www.molfr.gov.so/
Facebook: https://www.facebook.com/MoLFRFGS
Twitter: https://twitter.com/cmol