Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta, iyo Daaqa DFS Mudane Hassan Hussein Mohamed (Eelay) ayaa kulan la qaatey Madax ka socotey Hay’adda USAID

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta, iyo Daaqa DFS Mudane Hassan Hussein Mohamed (Eelay) ayaa kulan la qaatey Madax ka socotey Hay’adda USAID kaas oo looga hadlayey Xoojinta xiriirka wada shaqeyn ee labada dhinac.

Masuuliyiintan ayaa ka wada hadley sidii Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DFS iyo USAID isaga kaashan lahaayeen yareynta halista ka dhalata Abaaraha,hagaajinta iyo hormarinta daaqa Soomaaliya iyo in suuq loo dhan yahay helaan Xoola-dhaqatada iyo ganacsiga xoolaha Soomaaliya.

DHAMMAAD.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka Warbaahinta Wasaaradda,

MOFLR Media Office

Email: media@molfr.gov.so

web: https://www.molfr.gov.so/

Facebook: https://www.facebook.com/MoLFRFGS

Twitter: https://twitter.com/cmolf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department