Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa DFS Dr Suleyman Cali Xuseen ayaa maanta Muqdisho ka furey Tababarka Kormeerida Iyo qiimeynta guddiga khubarada Qaranka ee Wasaaradaha

Muqdisho, 18, Sep, 2022:

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa DFS Dr Suleyman Cali Xuseen ayaa maanta Muqdisho ka furey Tababarka Kormeerida Iyo qiimeynta guddiga khubarada Qaranka ee Wasaaradaha kaas oo ay hoggaan utahay Wasaarada Xanaanada Xoolaha DFS

Tababarka ula jeedkiisa waa Howlgelinta Qorshaha Kormeerka & Qiimeynta Barnaamijyada U-adkeysiga Abaaraha iyo Aafooyinka ee Soomaaliya” .

DHAMMAAD.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka Warbaahinta Wasaaradda,

MOFLR Media Office

Email: media@molfr.gov.so

web: https://www.molfr.gov.so/

Facebook: https://www.facebook.com/MoLFRFGS

Twitter: https://twitter.com/cmol

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department