Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa DFS Hassan Hussein Mohamed (Eeley) ayaa maanta dhagax dhigey Xafiiska Wasaaradda oo dib u dayactir lagu sameynayo.

Muqdisho , 21, Aug, 2022: Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa DFS Hassan Hussein Mohamed (Eeley) ayaa maanta dhagax dhigey Xafiiska Wasaaradda oo dib u dayactir lagu sameynayo.

Wasiir Eeley oo maalmo kahor la wareegey shaqada Xafiiska Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa ka go’an dardar gelinta howlaha Wasaaradda, sidoo kale inta ay munaasabada dhagax dhigan socotey, waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo qaar kamid ah howlwadeenada.

DHAMMAAD.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka Warbaahinta Wasaaradda,

MOFLR Media Office

Email: media@molfr.gov.so

web: https://www.molfr.gov.so/

Facebook: https://www.facebook.com/MoLFRFGS

Twitter: https://twitter.com/cmolfr

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department