Wasiirada Wasaaraddaha Xanaanada Xoolaha ee dalalka Gobolka ayaa Congo ka qeybgalay keymaha iyo duurjoogta qaarada Afrika

Muqdisho, 30, Aug, 2022: Magaalada #kinshasa ee Caasimada Dalka aan walaalaha nahay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee #Congo waxaa lagu soo gaba gabeeyey shir caalami ah oo looga hadlayey keymaha iyo duurjoogta qaarada Afrika, oo ay ka qeyb galeen qaar kamid ah Wasiirada Wasaaraddaha Xanaanada Xoolaha ee dalalka Gobolka.

Soomaaliya waxaa shirkan ku matalayey Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa DFS Xasan Xuseen Maxamed Eeley oo Saaxiibada gobolka iyo Hay’addihii kasoo qeyb galay warbixin ka siiyey Xaalada dhirta, daaqa iyo duurjoogta Dalkeena Soomaaliya.

DHAMMAAD.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka Warbaahinta Wasaaradda,

MOFLR Media Office

Email: media@molfr.gov.so

web: https://www.molfr.gov.so/

Facebook: https://www.facebook.com/MoLFRFGS

Twitter: https://twitter.com/cmolfr

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department