Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Hassan Hussein Mohamed ayaa kulan is xog waraysi ah la qaatay Cuqaasha, Culimada, Ganacsatada iyo Bulshada Gobolka bari.

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Hassan Hussein Mohamed ayaa kulan is xog waraysi ah la qaatay qayb ka mid ah Cuqaasha, Culimada, Ganacsatada iyo Bulshada Gobolka bari.

Wasiirka waxaa uu uga mahadceliyey soodhawayntii quruxda badnayd ay u sameeyeen isaga iyo wafdigii uu hogaaminayey, sidoo kale waxaa uu wasiirka kula dardaarmay in ay ka shaqeeyaan horumarka iyo amniga degaanada ay ku suganyihiin.

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department