Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Wasiir Xasan Xuseen ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalka Masar

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Wasiir Hassan Hussein Mohamed ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalka Masar Mudane Elsayed Elkosayer kaas oo labada wasiir uga wada hadleen xoojinta xiriirkooda wadashaqeyn iyo iskaashigooda arrimaha Xanaanada Xoolaha labada dal.

Masar weli waxaa ka socda shirkii cimilada adduunka ee (COP27) kaas oo Madaxda ka qeyb galaysa kulamo Gooni Gooni ah halkaas ay ku leeyihiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department