Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa DFS Mudane Hassan Hussein Mohamed (Eeley) oo kulan la qaatey Mr. #Etienne#Peterschmitt, Wakiilka Hayadda FAO ee Soomaaliya

Muqdisho, 04, Sep, 2022: Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa DFS Mudane Hassan Hussein Mohamed (Eeley) oo uu wehlinayo agaasimaha guud ee Wasaaradda, ayaa maanta kulan isugu jira Isbarasho iyo isxog-wareysi la qaatey Mr. #Etienne#Peterschmitt, Wakiilka Hayadda FAO ee Soomaaliya.

Wasiirka iyo Madaxa Hay’adda FOA ayaa ka wada hadley sidii loo xoojin lahaa wax soosaarka Xoolaha, dhaqaalaha reer miyiga, hagaajinta iyo horumarinta daaqa Soomaaliya.

DHAMMAAD.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka Warbaahinta Wasaaradda,

MOFLR Media Office

Email: media@molfr.gov.so

web: https://www.molfr.gov.so/

Facebook: https://www.facebook.com/MoLFRFGS

Twitter: https://twitter.com/cmolfr

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department