Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta, iyo Daaqa DFS Mudane Xasan Xuseen (Eelay) ayaa kulan la qaatey Kusimaha Agaasimaha guud ee Hay’adda World Vision Tobias Oloo

Muqdisho, 06, Sep, 2022: Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta, iyo Daaqa DFS Mudane Hassan Hussein Mohamed (Eelay) ayaa kulan la qaatey Kusimaha Agaasimaha guud ee Hay’adda World Vision #Tobias_Oloo kaas oo looga hadlayey Xoojinta xiriirka wada shaqeyn ee Wasaaradda iyo Hay’adda World Vision.

Labada Masuul ayaa ka wada hadley sidii Dowlada Federaalka iyo World Vision isaga kaashan lahaayeen wax soo saarka Xoolaha iyo in suuq loo dhan yahay helaan xooladhaqatada iyo ganacsiga xoolaha

DHAMMAAD.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka Warbaahinta Wasaaradda,

MOFLR Media Office

Email: media@molfr.gov.so

web: https://www.molfr.gov.so/

Facebook: https://www.facebook.com/MoLFRFGS

Twitter: https://twitter.com/cmolfr

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department