Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Aadan Macalin ayaa maanta furey tababar lagu baranayo sheybaarka Xanaanada Xoolaha.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Aadan Macalin ayaa maanta furey tababar loo qabanayo shaqaalaha Wasaaradda iyo shaqaale ka socdey Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha ee Dowlad goboleedyada Dalka, kaas oo lagu baranayo sheybaarka Xanaanada Xoolaha.

Tababarkaan oo socon doona muddo kusiman 20 maalmood ayuu Wasiirka kula dardaarmey shaqaalaha Wasaaradda in ay si wanaagsan ugu faa’ideystaan inta uu socdo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department