Muqdisho, 09, Oct, 2022.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Nuur ayaa maanta soo xirey Tababar ku saabsan Horumarinta Xoolaha iyo waxsoo-saarkooda kaas oo loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa DFS.
Dhalinyarada ka faa’ideysatay tabarkan ayaa sidoo kale la guddoonsiiyey Shahaadooyin ku saaabsan waxa ay barteen inta uu tababarka socdey.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka Warbaahinta Wasaaradda,
MOFLR Media Office
Email: media@molfr.gov.so
web: https://www.molfr.gov.so/
Facebook: https://www.facebook.com/MoLFRFGS
Twitter: https://twitter.com/cmol