Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa oo ka qeyb gashay munaasabada xiritaanka la xisaabtanka sanadlaha ah ee XFS

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐—๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐š๐๐š ๐—๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š, ๐ƒ๐ก๐ข๐ซ๐ญ๐š & ๐ƒ๐š๐š๐ช๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฅ๐š-๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay), oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka la-xisaabtanka sannadlaha ah ee Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa ayaa ka mid noqotay Wasaaradihii kaalmaha hore ka galay natiijada la-xisaabtanka, iyadoo lagu abaalmariyey waxqabadkeeda iyo dadaalka ay ku bixisay hirgelinta qorshayaashii ay gudbisay.
Guushan waxay ka tarjumaysaa dadaalka, hoggaanka iyo shaqada wadajirka ah ee dhammaan howlwadeennada Wasaaradda, iyo sida ay uga goโ€™an tahay gudashada waajibaadka Qaranka, dardargelinta howlaha horumarineed iyo u adeegidda bulshada Soomaaliyeed.
Wasaaraddu waxay sii wadi doontaa dadaalka iyo shaqada adag ee lagu xaqiijinayo qorshayaasha Qaranka.
All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department