Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa XFS Mudane Hassan Hussein Mohamed iyo wafdiga ka socda Dowladd Federaalka Soomaaliya ayaa socdaal ku maray magaalada…

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa XFS Mudane Hassan Hussein Mohamed iyo wafdiga ka socda Dowladd Federaalka Soomaaliya ayaa socdaal ku maray magaalada Laascaanood, iyagoo sidoo kale waqti la qaatay shacabka ku nool caasimadda Waqooyi Bari Soomaliya.

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department