Wasiirka Wasaraadda XXDh&D Soomaaliya Mudane Hassan Hussein Mohamed oo Magaalada Riyaad kaga qeybgalay Furitaanka Shirka #COP16

Wasiirka Wasaraadda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Soomaaliya Mudane Hassan Hussein Mohamed ayaa Magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiya kaga qeybgalay Furitaanka Shirka #COP16
Soomaaliya ayaa qeyb ka ah taageeridda dadaallada caalamiga ah ee lagu xallinayo caqabadaha isbeddelka cimilada, iyadoo shirkaan xoogga lagu saarayo adkeysiga deegaanka si loo ilaaliyo mustaqbal waara oo loo wada dhan yahay.
Sidoo kale, Shirka #COP16 waxa uu fursad muhiim ah u yahay in Soomaaliya ku muujiso dadaalkeeda dhinaca deegaanka, isla markaana ay xoojiso iskaashiga caalamiga ah ee la dagaallanka cimilada sii xumaanaysa.
All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department