Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS oo Muqdisho ka furtay Shirka ansixinta warbixinta nidaamka aqoonsiga iyo raad raaca Xoolaha Soomaaliyeed.

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS oo Muqdisho ka furtay Shirka ansixinta warbixinta nidaamka aqoonsiga iyo raad raaca Xoolaha Soomaaliyeed.

shirkaan oo ka dhacay hotel green pradiase ee magaalada muqdisho ayaa kaso qeybgaleen wasiir dowlaha wasaarada Dr Suleyman Cali, Agaasimaha Guud ee wasaarada DG Maxamed Cumar , Drive Focal point Mr Cabduqadir xuseen iyo xubno matalaaya maamul goboleedyada dalka iyo ururada xoolaha iyo bukshada qeybaheeda kala duban.

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa iskugu jiray soojeedin, falanqeyn iyo dood wadaag taasoo dhiiro gelisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS, hoos ka daawo sawirada

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department