Muqdisho-25-Nov-2023
Wasir ku/xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Xil Aadan Mohamed Ali ayaa ka qayb galay shirka 9aad ee IGAD oo looga hadlayay u adkaysiga aafooyinka Abaaraha.
Wasiir Aadan oo Khudbad ka jeediyey shirka ayaa sheegey in abaaraha iyo fatahaada Sabab utahay nuglaan-Shaha ku timid dadka iyo deegaanka, taas oo saameyn ku yeelatay Xoola dhaqatadada iyo dadka danta yar.