Waxaa Qabsoomey Shirka Heer Wasiir Midowga Africa ee Guddiga Qubarada Beeraha, Horumarinta Reermiyiga, Biyaha iyo Deegaanka, Fadhigiisa 5-aad.
Shirka oo dhacay 17ka November 2023 ayaa waxaa ka qeybgalay wafdi uu hogaaminayey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa.
Shirka waxaa ka soo qeeb galay wadamo badan oo Dowladaha Africa ka mida waxaana lagu soo badhigey go’aano iyo barnaamijyo wax tar u leh Qaaradda Africa ee diirada saaridoono wax soo saarka, xoolaha, beeraha, daaqsinka, biyaha iyo deegaanka.Midgowga Afrika ayaa laga codsaday inuu u ololeeyo sidii loo dhaqangelihaa barnaamijyadaas.