Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Aadan Macalin oo booqasho ku tagay qaar kamid xarumo dowladeed oo ku taal China.

Muqdisho -29-Apriil-2023. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Aadan Macalin oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku jooga Dalka Shiinaha ayaa maanta booqasho ku tagay qaar kamid xarumo dowladeed oo ku yaal Magaalooyinka Dalkaas.Wasiirka iyo Wafdigiisa mudada ay joogeen Dalka as waxa ay kulamo kala duwan la qaateen Wasiiro, Xildhibaano iyo Qaar ka mid ah Madaxda Gobollada Dalkaas.

All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department