Muqdisho -20-March-2023.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Dr Suleyman Cali Xuseen ayaa ka guddoomay Dowladda aan walaalaha nahay ee Masar shixnad tallaalka xoolaha ah oo loogu tala galay Xoolaha Soomaaliya.
deeqdaan ka timid wazaarada xanaanada xoolaha dalka masar ayaa wax weyn ka bedeli doontay cudurada Soo noqnoqday ee aafeeyay xoolaha soomaaliya.
waziir dowlaha wazaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqada Dr. Suleyman ayaa dowlada walalaaha nahay ee masar UGA mahadceliyay deeqdaan daawada ah
DHAMMAAD.