Muqdisho -22-Feb-2023.
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa XFS Mudane Hassan Hussein Mohamed(Eelay) ayaa maanta Daahfuray Deeq waxbarasho oo ay wasaaradda ugu deeqday 102 arday oo wax ka baran doona jaamacadda Ummadda.
Ardadan heley deeqda waxbarasho ayaa kuliyadda Xanaanada Xoolaha ka baran doona Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed.
Mashruucaan inta uu socdo waxaa maalgelinaya Midowga Yurub oo ay fulineyso hay’adda FAO.
Danqaran
DHAMMAAD.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka Warbaahinta Wasaaradda,
MOFLR Media Office
Email: media@molfr.gov.so
web: https://www.molfr.gov.so/
Facebook: https://www.facebook.com/MoLFRFGS
Twitter: https://twitter.com/cm