Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS oo maanta la wareegtey Gaadiid Ambulance ah oo loogu talagalay in loogu shaqeeyo Caafimaadka xoolaha dalka.
Gawaaridan Ambulance ta ah waxaa loogu tala galey iney ka howgalaan dhamaan dowlad goboleedyada si loo ilaaliyo badqabka caafimaadka Xoolaha ayagoo wax weyn ka bedelin caafimaadka Xoolaha.













