Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Mudane Xasan Xuseen Maxamed oo isku shaandheyn ku sameeyay….

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyey qaar ka mid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda, isla markaana magacaabay qaar cusub.
Wasiirka ayaa u magacaabay
Dr. Xaashi Cusmaan Maxamed Agaasimaha Waaxda Dhirta
Dr. Yusuf Cali Raage Agaasimaha Waaxda Fidinta Adeegyada Xoolaha
Amiira Isaaq Gedow Agaasimaha Waaxda Daaqa
Dr. Nuur Sheikh Xuseen Sheekh Maxamed Agaasimaha Waaxda Ganacsiga iyo Maalgashiga Xoolaha.
All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department