Wasiiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa JFS Mudane Hassan Hussein Mohamed oo uu wehliyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Adan Mohmed Ali , ayaa shir gudoomiyey Kulanka Todobaadlaha ah ee Wasaaradda.

kulankaan oo ah mid todobaadle ah ayaa Waxaa kasoo qeyb galay dhamaan Agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda iyo La Taliyaasha.
Ujeedada Kulanka oo ahaa in La iska wareysto Wixii Qabsoomey labadii todobaad ee lasoo dhaafey, iyadoo warbixino laga dhageystey Dhamaan Agaasimeyaasha Waaxyaha iyo la taliyaasha.
Wasiirka wuxu ku adkeeyey dhamaan in shaqada lasii dar dar geliyo.
ugu dambeyn,Wasiiirka Wasaaradda ayaa soo xirey kulanka isagoo ku amaanay dhamaan Agaasimeyaasha Iyo la taliyaasha shaqada ay umada u hayaan.
All Rights Reserved by MOLFR- Designed by ICT Department